Daawo Eeda Jawaari loo jeediyey iyo sida xaalada ay tahay caawa Magaalada Muqdisho

0

Xubno ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo ah kuwii horay Mosohinka ooga gudbiyey Mooshinka Madaxwaynaha Soomaaliya,ayaa sheegay in arinta uu sheegay Gudoomiyaha ay tahay mid aan waxba ka soconaynin ayna tahay in uu Mooshinka u gubiyo Mooshinka Maxkamada Sare ee dalka Soomaaliya. Qodobada Xasaasiga ah ee Caawa ay Xildhibaanadu soo saaraan ayaa Magaalada Muqdisho ka dhaliyey xasaasiyada wayn oo labada Gole ee DF Soomaaliya ay iskaga horyimaadeen,Waxaan Caawa dhanka Villa Soomaaliya ka socda Shirar xasaasi ah. https://youtu.be/ae94-WYVEys]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here