Daawo ergo nabadeed oo soo gaartay Qorilay iyo saansaan nabadeed oo la dareemayo (sawiro)

0

Gudi nabad raadin oo doonaysa inay xaliso shaqaaqadii dhexmartay Beelaha walaalaha ee Baharasame iyo Cumar Maxamed ayaa soo gaaray Deegaanka Qorilay Ee Gobolka Sool, halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyey. Cuqaasha iyo waxgaradka iyo odoyada Beesha qorilay ayaa aqbalay baaqii nabadgelyo iyo cadeeyey inay diyaar u yihiin ayna qaadanayaan nabadgelyada iyo in la soo celiyo walaaltinimaddii labada beelood. Daawo: https://youtu.be/uAFBu0N7s7A [gallery columns="4" td_gallery_title_input="Nabadeyn Qorilay" ids="2924,2925,2926,2927,2928,2929,2930,2931,2932,2933,2934"]]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here