Daawo Eriteriyan falastiini la mooday oo la toogtay dad shacab ahina garaacayaan

0

Kadib markii uu dhacay weerarkii xarunta basaska Beersheba ayaa mid ka mid ahi askarta nabadgelyada wuxuu toogtay nin Eritrean oo wadada iska marayey oo uu u maleeyey Falastiini. Toogashada kadib ayaa ninkii dhaawaca ahaa ku soo xuumay dad shacab yuhuud ah oo dhaawacii sii garaacay, isagoo markii dambe dhintay. Ninka Eritreanka ah oo 29 sano jir ahaa ayaa la oran jiray Haftom Zarhum. Falastiinigii weerarkii Beersheba fuliyey oo 21 sano jir ah ayaa isna la oran jiray Muhand Alukab. Daawo sida loo garaacayo dhaawacii Eriteriyaanka https://youtu.be/GwVG5_78G7o source xaysimo]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here