Daawo F.C.Warabe oo waanooyin u diray Cali Khaliif

0

Gudoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Warabe oo ka jawaabay hadalo aan cago ku taagneyn oo ka soo yeeray hogaamiyaha kooxda Saaxdheer ee Cali Khaliif Galeydh oo ah nin xukun jaceyl madaxmaray ayaa u diray hadalo waanooyin u badan. Cali Khaliif ayaa 4 sano ee tegay ku jiray dhismaha Khaatumo welina aany jirin meel laga aqoonsadey iyo guulo uu soo hooyey. Cali Khaliif oo iminka u muuqda inuu bilaabay Caruurow ayaa Dawlada Federaalku waxay bilowday inay sidii caruurta maalinba shuruud ku soo sasabto, iyadoo hada loo soo dhiibay shuruudo cusub oo ah mideynta Maakhir iyo Khaatumo, waxaana la filayaa inay 4 sano ee soo socata ku qaadato oo uu ku mashquulsanaado. Cali ayaa laga deyriyey Gobolada Sool iyo Sanaag. DAAWO WAANOOYINKII FAYSAL CALI WARAABE: https://youtu.be/osrmxFAkvbY]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here