Daawo Faallo: Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ma yahay hormuud ku haboon horkaca mucaaradka

0

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ma yahay hormuud ku haboon inuu horkaco mucaaradka? Suaashan jawaabteeda waxaa soo bandhigay Aqoonyahan Reer Somaliland ah oo ku nool Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka oo lagu magacaabo Mustafa Maxamed Martin. HOOS KA DAAWO WARBIXINTAN XIISAHA BADAN: https://youtu.be/aAlJpH2p36U]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here