Madaxweynaha dowladda federalka Soomaalia Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, ayaa ugu Baaqay gobolada waqooyi ee la magac baxay Soomaaliland inay qaataan midnimo, isagoo khudbad ka jeedinaayey xaflad Loogu dabaal degayay 26 june, oo ah maalinta ay xornimada qaateen gobolada
HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA MADAXWEYNAHA.
https://youtu.be/wl0k3sWxkco]]>