Daawo Faroole oo tartankii doorashada ka hadhay sheegayna Dilaaliin doorashada dhib ku haya oo maamul-goboleedada ka yimid

0

MUQDISHO- Senator Cabdiraxmaan Sh. Maxamed Faroole oo maanta shir jaraa’id ku qabtay guriga uu ka degan yahay Muqdisho ayaa shirkiisa kaga dhawaaqay in uu isaga haray loolankii uu ugu jirey madaxweynanimada Soomaaliya. Dr Faroole ayaa shirkiisa kaga hadlay arimo badan oo doorashada Madaxweynaha ee Muqdisho ka socota khuseeya. Isagoo sidoo kalena sheegay in doorashada ay hadhaysay musuqmaasuq, isla markaana ay jiraan dilaaliin doorashada dilaalaya. Kuwaas oo uu ka tilmaamay madaxda maamul goboleedyada. Wuxuu si gaar ah farta ugu fiiqay madaxweyne Gaas. Daawo shirka jaraa’id https://youtu.be/XMD4aHcKGXo]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here