Daawo furitaankii shirka wadatashiga hiigsiga 2016 oo maanta Muqdisho ka furmay

0

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta ka furmay shir wadatashi oo ay ka soo qaybgaleen madaxda dowladda federalka, madaxda maamul goboleedyada iyo xubno beesha caalamka ka socday. Shirkan waxaa looga wadatashanayaa nooca doorasha ka dhici karta Soomaaliya sanadka soo socdo ee 2016-ka, waxaana furay Madaxwaynaha Soomaliya Xasan sheekh. Daawo https://youtu.be/xrZaOmShAok]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here