Daawo gabay xiiso badan oo Abwaan Yuusuf Suusle u tiriyey Xaglotoosiye (XOOR SHINI HELAY)

0

Abwaan Yuusuf Suusle oo ka mid ah suugaan yahanada SSC ayaa gabay dheer u tiriyey Gudoomiyihii hore SSC oo iminka ah Wasiirka Caafimaadka Somaliland Saleebaan Xaglotoosiye. Abwaanku wuxuu oo lugta mariyey xubno farabadan oo ka soo jeeda degaamada SSC. Dhegayso gabaygii Xoor shini helay https://youtu.be/Bkg0InNaiHc]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here