Daawo Garaad Raage Garaad Cabdiqani oo siweyn Caynabo loogu soo dhoweeyey

0

Waxaa dhowaan Magaalada Caynabo gaaray wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Garaad Raage Garaad Cabdi Qani Garaad Jaamac. Garaadka ayaa waxaa socdaalka ku weheliyey Cuqaal iyo xildhibaano uu ka mid yahay Xildhibaan Dhakool, iyadoo socdaalkiisu ku saabsanaa nabadeyn. Garaad Raage ayaa balanqaaday inuu ka shaqeyn doono nabadgelyada iyo wada noolaanshaha dadka walaalaha ah ee degaamadaas wada dega. DAAWO WEFTIGA GARAADKA: https://youtu.be/SohKVyPuK-M]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here