Waxaa dhowaan magaalada Garoowe duulaan Dhulboob ah kasoo qaaday dad ay hogaaminayeen masuuliyiin ka tirsan maamulka Puntland, kuwaas oo degaameyn ka bilaabay degaanka Bixin ee Gobolka Sool, arintaas oo abuurtay Xiisad Colaadeed.
Daawo sawiro iyo muuqaal laga soo qaaday dhismaha degaankaas laga hirgeliyey oo hada istaagay kadib markii ay ka dhasheen dagaal iyo colaado.
https://youtu.be/-0gQlqDs9Bw
Geedka Yoocada ee xuduudka kala qaybiya:
Dhismaha laga dhisay degaanka bixin ee xiisada abuuray:
]]>