Isimada beesha Dhulbahante ayaa soo saaray Baaq iyo Qaylo-dhaan nabadgelyo oo ay ku dalbanayaan in la joojiyo colaadii dhowaan ka dhacday BALI XASAN ee u dhexaysay beelo ka tirsan Habaryoonis iyo Dhulbahante. Colaadan waxaa ku nafwaayey dad farabadan oo labada dhinac ka soo kala jeeda, iyadoo ay jiraan dhaawacyo iyo khasaare kale oo badani. Horey ayaa Beesha Habaryoonis u soo saartay Baaqyo nabadeed. https://youtu.be/oA_SYAV4Knw]]>