Daawo Isimada SSC oo Baaq nabadeed u diray Beelaha ku dagaalamay Jidbaale

0
isimada ssc4

Isimada dhaqanka Gobolada SSC ayaa Baaq nabadeed u diray Beelaha Jidbaale Colaadu Kasoo Cuboonaatay.

Garaad Jamac Garaad Cali.
Garaad Abdirisaaq Garaad soofe.
Garaad Abdisalan Hasaan.
Garaad Saleebaan Buraale.
Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil.
Ugaas Maxamuud Ugaas Abdilaahi.

Waxaa Xusid Mudan muuqaaalkan Baaqa Nabada Waxaa Kujira Garaad abdisalan oo Shilka Caawa galay, waa Markaan saa usoo dhaqaaqaynay Muuqaalkan.

https://www.facebook.com/watch/?v=218726436202011

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here