Daawo Isimada SSC oo ka warbixiyey Nabadayntii Gogosha Tukaraq iyo Shirwayne u qorshaysan

0

Isimada dhaqanka deegaanada Sool, sanaag iyo Cayn oo mudooyinkii ugu danbeeyay ku mashquulsanaa Nabadaynta beelaha Bahararsame (Dhulbahante) Iyo Cumar Maxamuud (Majeerteen) ayaa ka warbixiyey halka ay marayso Xaalada Nabadaynta. Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa sheegay in Ciidamadii la kala qaaday, xabadjoojina la gaaray laguna balansan yahay in gogoshii wada xaajoodka la dhigo Tukaraq. Sidoo kale waxay sheegeen in marka nabadeyntu dhamaato ay Isimada beeshu isugu imaan doonaan shirweyne Isimo. https://youtu.be/_budXc3YPKg]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here