Daawo khudbadii Garaadka Dhulbahante Garaad Saleebaan ka jeediyey shirkii Isimadii

0

Kadib markii uu soo gebageboobay shirkii isimada Sool Sanaag iyo Buuhoodle ayaa waxaa hadalo kooban ka jeediyey qaar ka mid ah Isimada. Isimadii khudbada jeediyey waxaa ka mid ahaa Garaadka Guud ee Beelaha Maxamuud Barri Garaad Saleebaan Garaad Maxamed, oo ah Garaadka ugu dada weyn uguna waayo aragsan Isimada hada nool, uguna degaanka iyo dadka balaadhan ama lagu tilmaami karo Garaadka Dhulbahante. DAAWO KHUDBADII XUSHMADLE GARAAD SALEEBAAN G MAXAMED https://youtu.be/Cr4rKl_i53Q]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here