Madaxweyne Siilanyo oo Eedo culculus ku saydhay Hogaamiyayasha somalia & Xubnaha ka soo jeeda S/land ee ku jira Dawlada Somali, kana hadlay wadahadalada Somalia & Somaliland. https://youtu.be/t0qsX7pNQ8E]]>
QORAALADII U DAMBEEYEY
Akhriso Gudiga Aaska Qaran ee Marxuum Cali Khaliif Galeyr
Raiisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay Gudiga Aaska Qaran ee Marxuum Cali Khaliif Galeyr oo maanta magaalada Jigjiga ku geeriyooday.