Daawo Madaxweynaha Khaatumo: "Dadkani maalin walba Yagleel kuma jiri karaan, Ciidamadda Somaliland-na waa laga qaadayaa dhulka Khaatumo

0

“Dadka reer Khaatumo maalin walba YAGLEEL kuma jiri karaane dadka wadahadalka iyo heshiiska diidani xal ha keeneen” ayuu yiri Mr Galaydh. Sidoo kale mar uu Madaxweyne Galaydh ka hadlayey Ciidamadda Somaliland ee degaamadda Khaatumo ku sugan ayuu sheegay in Ciidamadaas la qaadayo marka la helo kuwii bedeli lahaa. DAAWO WARAYSIGA OO DHAMAYSTIRAN https://youtu.be/6kosqOtxc3I]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here