Daawo Mareykanka Sheekh Maxamed Idiris oo maanta maxkamd lasoo taagay

0

Sheekha caanka ah ee soomaaliyeed islamarkaana ka mid ah culimada fara ku tiriska ah ee waddaniyiinta ah Sheekh Maxamed Idiris ayaa maanta maxkamad ku taal magaalada Colombos ee dalka Mareykanka. Sheekha ayaa farriin gaaban oo uu soo dhigay bartiisa Facebook kaga dalbaday shacabka duco. https://youtu.be/nROG-5A0KeE]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here