Daawo Mataano isku dheganaa shan sanood oo la kala fujiyay

0

Labo wiil Mataano isku dheganaa oo shan sano jir ahaa ayaa qaliin qaatay 18 saac waxaa lagu guuleystay in mid ka mid ah la badbaadiyo, halka midka kale uu nasiibkiisa noqday inuu dhinto. Arthur and Heitor Rocha ayaa waxay ku dasheen Bahia oo ka tirsan dalka Brazil, waxay wadaageen caloosha, kaadi haysta, beerka iyo xubnaha taranka Waalidiinta labada caruur ee mataanaha isku dheganaa ayaa waxay muujiyeen dareen adag ka hor inta aysan qaadan go’aanka caruurtooda lagu badbaadinayay. https://youtu.be/eGb2qE7M09o ]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here