Daawo Muuqaal" Waa Maxay ciida Easter-ka ay Kirishtiyaanka u dabaal dagaan, isbuucaan, iyo waxay aaminsan yihiin

0

Sidaan la socono maalinta Axada waxaa waddamada Reer galbeedka ka dhacaya waxa ay u garanayaan Easter Day, midaasi oo ay ku sheegaan in ay u dabaal dagayaan, geeridii Nabi Ciise,a ama dib usoo noolaanshihii Nabi Ciise, midaasi oo Islaamkalay si cad ugu hadlay. Sidaasi oo kale manta oo jimco ah waxaa ay u garanayaan, Holy Friday, Great Friday, Black Friday Ama Easter Friday, midaasi oo ay ku bilaabayaan dabaal dagyadii ciidaasi Easter-ka. Hadaba waxaa halkaan ku daawan doontaan halka ay kazoo alifeyn ciidaasi Easter-ka, iyo waxyaabaha ay aaminsan yihiin dhamaantood Xafiiska Shabakada Goojacade.com Muqdisho Somalia Goojacadewebsite@gmail.com ]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here