Daawo muuqaalo naxdin eh dhibta Liibiya ku qabsata tahriibayaasha

0

Haddii aad Videogan daawatid waxaa kuu muuqanaya dhibta, rafaadka iyo silic dilyada laga sameeyo dadka tahriibta ah oo Soomaalidu ka mid tahay kuwa ugu badan. Weriye ayaa fursad u helay inuu booqdo mid ka mid xeryo ay jabhad ka mid ah jabhada Liibiya ku hayso boqolaal tahriibeyaal ah isagoo soo arkay xaaladda ay ku sugan yihiin oo ah mid aad u xun. Muuqaalkaan laga soo duubay xabsigan ku yaala dalka Liibiya ayaad waxaad ku arkaysaa dhalinyaro Soomaaliyeed oo qolfoof ku noqday xabsiga gudahiisa, halkaasoo ay ka dilaaceen Cuduro halis ah iyo nafaqo yari. Arintan ayaa ah mid aad looga naxo, oo loo baahan yahay in dhalinyarada Soomaaliyeed ku quus qaataan. Daawo Muuqaalka: https://youtu.be/h3f380cYlPM videopresentation]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here