Daawo Muuqal Madaxweyne ku Xigeenka Khaatumo''Ma Jirto Meel ay Dastuurka Khaatumo kaga Qorantahay Geedi Aan Soomaliweyn uga Guurno''

0

Madaxweyne Ku xigeenka Khaatumo Cabdale Maxamuud Haybe Cagaluule oo safar Uga soo Kicitamay dalka Dibadiisa ku Soo Gaadhay Magaalada Muqdisho Ee Caasimada dalka Soomaliya ayaa Marki uu ka Soo degay Gagida Diyaarada Adan Caade Airport  uga Xogwaramay Muuqbahiyayaasha Soomalida Xaaladihi uGu Danbeeyey Ee Khaatumo iyo Qorshaha Safarkiisa. Madaxweyne ku xigeenka Khaatumo ayaa  Sanadki Ugu Danbeeyey khilaaf xoogan ka dhaxeeyey isaga Iyo Odayga Siyaasada ku Faashilmay Ee Galeydh Oo Iclaamiyey In Kooxdi ay ka wada Tirsanaayen La  Hoosgeeyo Madaxtooyada Somaliland ee Hargeysa . Qorshayaal Badan oo uu Abaabulay Oday Galeydh  laguna magacaabo Xasaanad kala Noqoshi oo u reebay in uu xilka uga qaado xubnaha sida Buuxda Uga soo horjeestay Wadahadaalada Somaliland ayuu ka badbaaday Cabdul Cagaluule  Iyada La Ogsoona Sifadi Uu Kalfaadhiyo laga soo Abaabulay Cabdi Gurey Plaza Xilka laga qaaday Yusuf Shirtaag oo uGu magacowna Gudoomiye ku xigeenka Barlamaanka Maamulkaas . Daawo  Muuqalka Wareysiga lala Yeeshay Cabdul Cagaluule:- https://youtu.be/frNWFeRn63Y   Goojacade.com Laascaanod-Soomaliya Email:-Goojacadewebsite@gmail.com]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here