Daawo Nin Itoobiyaan ah oo gabadh yar ku qashay Gobolka Togdheer (Sawir naxdinleh)

0

Waxaa Gobolka Togdheer ka dhacay arin cusub oo aan horey loo arag kadib markii nin Itoobiyaan ah gaar ahaan ka soo jeeda qowmiyada Oromada uu gabadhyar ku qashay degaanka Wadhan oo ka tirsan Gobolka Togdheer. Daawo Taliyaha Booliiska Togdheer oo ka waramaya dhacdan naxdinta leh: https://youtu.be/va2i3qUPwOM MEYDKII GABADHA YAR: gabadh4jir-laguqashay-wadhan-oromo]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here