Daawo Odayaasha Beesha Cumar Wacays oo taageeray isbedelka Madaxweyne Deni

0
Odayaasha Cumar Wacays

Odayaasha Beesha Cumar Wacays ee Dhulbahante ayaa taageeray isbedel uu Madaxweyne Deni uu dhowaan ku sameeyey golihiisa Wasiirada, iyagii taageero dheeraada u muujiyey Maaamulka Madaxweyne Deni.

Taageerada ayaa ka dhacday Degmada Godaalo ee Gobolka Sool.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here