Daawo oo dib u qiimee fariintii Farduus Ibrahim Cali ee Cali Khaliif ku socotey

0

LAASCAANOOD- Farduus Ibraahim Cali oo ah muwaadinad reer khaatumo ah oo degan Dalka Ingiriiska kana soo jeeda Degaanka Buuhoodle ayaa muddo hadda laga joogo bil iyo badh fariin muuqaal ah u dirtay madaxweynaha Khaatumo Cali Khaliif Galaydh. Farduus waxay ka mid ahayd taageerayaasha ugu waaweyn ee Cali Khaliif, waxay ka mid ahayd dadka reer Khaatumo ee in badan maqlayey in Cali iyo kooxdiisu Soomaliland u adeegayaan aakhirkana ku biiri doonaan hase yeeshee aan hadalkaas rumaysan. Waxay fariintan u dirtay Cali markuu la badherdhay heshiiska uu Soomaliland ka rabo. Fatduus waxay ka mid tahay dadka reer khaatumo re dhibaatooyinka badani kasoo gaadheem Soomaliland waxaana dadka dhaawaca halista ahi gaadhay ku jira Walaalkeed. Daawo fariinta Farduus https://youtu.be/V1_nTXhcQH0  ]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here