Daawo Otto Biixi "Ethiopia Saylac ha qaadato, Soolna Gaas, Burco iyo Hargeysana Farmaajo

0

HARGEYSA- Jabhadka SNM ee Otto Biixi ayaa eedayn kulul u jeediyey Wasiirka Madaxtooyada Soomaliland iyo Wiilka uu Siilaanyo sodoga u yahay ee Baashe. Eedaynta iyo dhaliilaha uu u jeedinayo kooxaha ku hareeraysan xafiiska Siilaanyo wuxuu gebagebo ufa dhigay “Ethiopia in Saylac laga iibiyo, Soolna in Gaas laga iibiyo, Burco iyo Hargeysana Farmaajo. Daawo Otto Biixi https://youtu.be/oxun-XcSlUM  ]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here