Shalay ayay aheyd markii ay soo shaac baxeen warar sheegayay in ruux falastiini ah oo gaari xamuul ah wada uu la galay goob ay tuurnaayeen askar Yuhuud ah oo ku sugneyd magaalada Qudus ama Jerusalem. Afar askari ayaa falkaasi ku dhimatay 16 kalena waa ku dhaawacantay. https://youtu.be/GnLVT1FnaiY]]>