Daawo qaabkii uu xilka ula wareegay taliyaha cusub ee ciidanka xoogga soomaaliya

0

Waxaa maalinimadii shalay xilka taliyaha ciidanka xoogga dalka la wareegay taliyaha cusub Sareeyo Gaas Maxamed Aadan Axmed kaas oo kala wareegay taliyihii hore Sareeyo Gaas Daahir Aadan Cilmi “Indho-qarshe”. https://youtu.be/ir87ui8xr64]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here