Masuuliyiinta degmada Boocame ayaa cambaareeyey Dhulboobka iyo Kontorolka Wow oo ay dabada ka riixayaan masuuliyiin ka tirsan Puntland. Daawo: https://youtu.be/Yo2HeHP4SUE]]>
QORAALADII U DAMBEEYEY
Akhriso Gudiga Aaska Qaran ee Marxuum Cali Khaliif Galeyr
Raiisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay Gudiga Aaska Qaran ee Marxuum Cali Khaliif Galeyr oo maanta magaalada Jigjiga ku geeriyooday.