Daawo sawirada naxariis darada ISIS u disho lagarooneyaasha (Qaniisyada)

0

Dowladda isku magacowday khilaafada Islaamiga ee Daacish ayaa barnaamijkeeda qeyb ka ah ciribtirka iyo ugaarsiga ay ku hayso laga roonayaasha, kuwaasoo la kulma xukun naxariis daran oo ah in dabaqyo dhaadheer laga soo tuuro si xuna u dhinta. Dhacdadii ugu danbeysay ayaa waxay ka dhacday magaalo ku taal gobolka al-Furat, halkaasoo fooqa sare dabaq aad u dheer laga soo tuuray nin lagu eedeeyay laga roonenimo. Indha iyo gacmaha ayaa laga xeray, kadibna waxaa laga soo tuuray saqafka kore dabaq aad u dheer, waxaana garbaha ka haayay manaxayaal wajiyada soo qarsaday oo si naxariis daran ugu soo tuuray dabaqa, kadibna si dhib yar leh ayey nafta ugu baxday, halka dadka qaar si fudud nafta ugu bixin, waxayse kusii dilaan dhagxaan qofkii dhaqso nafta ugu bixi weydo. Ma ahan markii ugu horeysay ee xukun noocaan ah fuliyaan mindidiinta Daacish ee Ciraaq iyo Siiriya, waxaana horay loo fuliyay xukuno noocaan oo kale ah. qaniis-xukun-1qaniis-xukun-2qaniis-xukun-3qaniis-xukun-4qaniis-xukun-5qaniis-xukun-6qaniis-xukun-7qaniis-xukun-8qaniis-xukun-9isis-tuuris-dabaq1isis-tuuris-dabaq2isis-tuuris-dabaq3isis-tuuris-dabaq4]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here