Daawo Sawirada : Salaada lagu Tukado Barafka dushiisa oo noqotay tan ugu adag Salaadaha !! .

0

Buuraha ku yaala waqooyiga dalka Pakistaan ayaa waxa ay noqdeen halka ugu adag ee lagu Tukado Salaada maadaama dadka ku nool deegaanadaas ay aad ula qabsadeen , waxaana halkaasi ka da’ay baraf aad u badan Dadka xoolo dhaqatada ah iyo kuwa Beeraleyda dalka Pakistaan ayaa Salaada Jameecada waxeey ku dul tukadaan barafka dushiisa kuwaas oo xanuunka qabowga u arka inay Salaada waajibka ay kaga daran tahay . Xafiiska Shabakada¬†Goojacade.com Munchen Germany Goojacadewebsite@gmail.com
]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here