Daawo Sawirada "Sargaal Diyaarad uu afduubtay ku weeraray xarun Muhiim ah ay leedahay Dowlada …

0

[caption id="attachment_10621" align="alignnone" width="640"] Venezuela’s President Nicolas Maduro speaks during a gathering in support of him and his proposal for the National Constituent Assembly in Caracas, Venezuela June 27, 2017. Miraflores Palace/Handout via REUTERS[/caption] [caption id="attachment_10620" align="alignnone" width="640"] Venezuela’s President Nicolas Maduro (L) speaks during a gathering in support of him and his proposal for the National Constituent Assembly in Caracas, Venezuela June 27, 2017. Miraflores Palace/Handout via REUTERS[/caption] [caption id="attachment_10626" align="alignnone" width="640"] Venezuela’s President Nicolas Maduro (L) speaks during a gathering in support of him and his proposal for the National Constituent Assembly in Caracas, Venezuela June 27, 2017. Miraflores Palace/Handout via REUTERS[/caption] a Maxkamada sare halkaas oo laga maqlay dhawaqa dhoor qarax oo xoogan. Sargaalkan katirsanaa ciidanka Milatariga ee afduubtay diyaarada ayaa magaciisa lagu sheegay Oscar Perez, waxa uuna sargaalkan baraha bulshada ku baahiyay muuqaal uu iska duubay uu ku dhaleeceenayo dowlada . Venezuela. Madaxweynaha Venezuela Nicolas Maduro ayaa sheegay in bambooyin loo adeegsaday weerarka, waxa uuna wacad ku maray in ciidamada amaanka ay gacanta kusoo dhigi doonaan dadkii ka dambeeyay weerarkan, waxa uuna intaa raaciyay in uusan khasaaro ka dhalan weerarkaasi. Dalka Venezuela waxaa ka socda wali banaan baxo rabshada wata oo looga soo horjeedo dowlada dalkaasi, waxaana banaan baxyada oo socday dhoor bilood ku dhintay dad ku dhaw 100-qof oo u badnaa dibad baxayaasha dowlada kasoo horjeeda.]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here