DAAWO Sawiradda: Alshabaab oo soo bandhigay khasaarihii duulaankii ay ku qaadeen saldhiga Af-urur ee ciidanka Puntland.

0

Maleyshiyada Al-Shabaab ayaa baahisay sawirada weerarkii  horaantii bishan ka dhacay saldhig ciidan oo ku yaalla deegaanka Af-Urur oo qiyaas ahaantii ku dhawaad 100 KM koonfur-galbeed kaga beegan magaalada Boosaaso.

Weerarkan oo dhacay 13-kii bishan Ramadan, 1438 taariikhda Hijriga, kuna beegneyd June 8, 2017 ayaa ahaa midkii ugu xumaa ee abid ay ku qaadaan Puntland.

DAAWO SAWIRADA

]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here