Daawo Sawiradda Diyaarad shalay ku dhacday duleedka Muqdisho

0

Diyaarad Xamuul ah oo laga leeyahay dalka Masar, una rarnayd Ciidamada AMISOM ayaa caawa 12.10.2015 ku dhacday degaanka Carbiska ee duleedka Muqdisho. Ciidamada AMISOM iyo kuwa DF Somalia ayaa markiiba gaadhay goobtii ay ku dhacday, waxaana la badbaadiyey lix qof oo ahaa shaqaalihii diyaarada, iyadoo labo ka mid ah uu dhaawac fududi gaaray. Agabkii ay diyaaradu siday ayaa wax burbur ahi gaarin waxaana gacanta ku dhigay ciidamada amaanka. Ilaa hada lama hayo sababta dhabta ee keentay inay diyaaradani soo dhacdo. [gallery td_gallery_title_input="Diyaarad duleedka Muqdisho ku dhacday" td_select_gallery_slide="slide" ids="3708,3709,3710,3711,3712,3713,3714,3715,3716,3717,3718,3719,3720,3721,3698"] ]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here