Daawo Sawiro gaadiidkii dawlada Japan ku deeqday oo qaar lagu wareejiyey Maamulka Koonfur Galbeed

0

Booliska Soomaaliyeed ayaa Maamulka Koonfur Galbeed ku wareejiyey qaar ka mid ah gaadiidkii dhawaan dowladda Japan ugu deeqday booliska Soomaaliya. Gaadiidka ayaa loogu talogalay inuu fududeeyo hawlgala nabadgelyo ee ay fulinayaa Ciidamada Booliisku. [gallery td_gallery_title_input="Deeqa Japan" columns="4" ids="3505,3506,3507,3508,3509,3510,3511,3512,3513,3514,3515"] Daawo https://youtu.be/JusJKHfZcw0]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here