Daawo Shacabka Degmada Xuddun oo wacad ku maray inay dagaal ka xigayaan boobka Xukuumada Siilaanyo

0

Odayaasha iyo waxgaradka Degmada Xuddun ayaa si kulul uga hadlay Diyaarado joog hoose ku duulaya oo maalmihii ugu danbeeyey lagu arkayay Degmada Xuddun iyo Nawaaxigeeda, kuwaas oo xukuumada Siilaanyo kula heshiisay inay macdan iyo shidaal ka baartaan Buuraha iyo degaanada ku teedsan. Arintan oo shacabka degaanku si weyn uga caroodeen, ayaa waxgaradka degaanku sheegeen inay dagaal ka xigayaan. Shirkada lagula heshiiyey ayaa la yiraahdaa DNO xarunteeduna waa Norway. Halkan ka akhriso wararkii ugu dambeeyey ee shirkadu ka qortay DNO ASA: DNO Granted Somaliland Extension , faahfaahin dheeraa ka raadi www.dno.no https://youtu.be/EH5bKbs_sOQ]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here