Daawo shacabka Gaalkacyo oo ku baaqaya in la joojiyo colaada ka socota Qoriley iyo Magaclay

0

Bulshada qaybaheeda kala duwan ee ku dhaqan Magaalada Gaalkacyo oo la hadlay TV Somalia Cable ayaa ku baaqay in la joojiyo colaada sokeeye, waxayna sheegeen inay colaadaasi tahay mid aan faa’iido lahayn, waxbana laga helayn. Daawo https://youtu.be/kWVez3JLBWA]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here