Shir ay Magaalada Muqdisho ku yeesheen Beelaha Xamar iyo XamarDaye ayaa looga soo horjeestay go’aanadii ka soo baxay shirkii Madatasha Wadatashiga Doorashooyinka. Odayaasha iyo Waxgaradkii kulanka isugu yimid ayaa sheegay inaan la aqbali karin goaanadii shirka oo lagu xaqduudsiyey shacabka Gobolka Banaadir. DAAWO https://youtu.be/gAAnPv8KTzA]]>