Daawo Shacabka Sool Sanaag iyo Cayn: Midnimada Soomaaliya waa muqadis Somalilandna nama metesho

0
Banaanbax buuhoodle

Banaanbaxyo looga soo horjeedo shirkii Jabuuti islamarkaana lagu taageerayo midnimada Somaliweyn ayaa ka bilowday Gobolada Sool Sanaag iyo Cayn.

Shalay waxaa magaalada Buuhoodle ka dhacay banaanbax balaaran oo lagu diidan yahay shirka Jabuuti sidoo kale aan midnimada Soomaaliya gorgortan lahayn.

Maanta waxaa banaanbax ka dhacay qaar ka mid xaafadaha Laascaanood iyo Ciidamada Somaliland ay hubka noocyadiisa kala duwan kala hortageen.

Odayaasha iyo Bulshadda qaybaheeda kala duwan ayaa cod deer ku cadeeyey Inaan shirkaas lagu metelin Somalilandna aanay ka mid ahay.

Daawo Fiidiyowyada hoose.

Odayaal iyo Waxgarad:

Bulshada Degmada Xuddun oo cadeeyey inaan shirka Jabuuti lagu metelin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here