Daawo shacabka Sool Sanaag iyo Cayn oo soo dhoweeyey wadahadalada Somaliland iyo Khaatumo

0

Shacabka Sool, Sanaag, iyo Cayn ayaa si weyn usoo dhoweeyey go’aankii shalay baarlamaanka Somaliland ku taageereen wadahadalada Khaatumo iyo Somaliland. Waxay kaloo shacabku aad u dhaliileen hadalo ay warbaahinta mariyeen dad kasoo jeeda Degaamadda SSC oo ay ku muujiyeen in ay si weyn uga masayreen Wadahadalada Khaatumo iyo Somaliland. waxay kaloo shacabku ka digeen in aan fidmo iyo tafaraaruq lagu dhex dhigin dadka SSC dano shakhsiyaad u gaar ah. Daawo Shacabka SSC oo ayiday wadahadalada. https://youtu.be/66wIDTrruZ8]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here