Daawo socdaalkii Wasiirka Biyaha Somaliland ee Hawdka degaamada SSC oo dhameystiran

0

Wasiirka horumarinta Biyaha Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore iyo wefti uu hogaaminayo ayaa bilowgii todobaadkan kormeer ku tegay degaamo Buuhoodle ka tirsan, oo ay ka mid yihiin, Widhwidh, Goljano iyo Yeyle, sidoo kale waxay booqdeen Koonfurta Gobolka Sool sida, Kalabaydh, Dabataag, Dharkeyn-Geenyo iyo Dhumay.

DAAWO:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here