Daawo soo dhaweyntii Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland ee Columbus, Ohio

0

Munaasibad ka dhacday magaalada Columbus, Ohio ee dalka Maraykanka ayaa lagu soo dhaweeyay wasiirkaa arrimaha gudaha dowladaha hoose iyo horumarinta reer miyiga dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) oo dalka Maraykanka safar ku jooga, waxaana kulanka soo dhaweynta ah qaybgalay Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee magaalada Columbus gaar ahaan tan Puntland. https://youtu.be/FpqrB9k5XAw]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here