Daawo Tarsan oo waraysi Kulul bixiyey

0

MUQDISHO- Duqii hore ee Muqdisho ahaana Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Nuur Tarsan oo iminka ah musharax u taagan doorashada xilka madaxweynaha Soomaaliya 2017 ayaa waraysi kulul oo dhinacyo badan taabanaya siiyey TV-ga Universal. Tarsan waxa lagu yaqaanaa nin hadal cad oo aan la gaban fikirka uu qabo. Daawo waraysiga Tarsan https://youtu.be/-qgr217Yd-k]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here