Ugaas Cabdilaahi Ciise Nuur oo ka mid ah Isimada ugu waaweyn degaamada Sool iyo Sanaag ayaa ka warbixiyey hawlo nabadeyn ah oo ay ka soo qabteen degaano dhowr ah, iyo waxyaalaha ay damacsan yihiin inay ka qabtaan degaanada ay shaqaaqadu ka jirto. Daawo Waraysigii Ugaaska. https://youtu.be/kggPkTx3_ww ]]>