Daawo video naxdin leh Haweeney Sodohdeed dilaysa

0

Sangeeta Jain ayaa fal aad looga naxo kula kacday sodohdeed oo 70 sano jir, cad sariir saaran ah, kadib markii lagu ogaaday kaamiro qarsoodi ah oo ninkeeda uu ugu xiray guriga, lana daawaday iyadoo ceejineysa, madaxana si xun ugu garaaceysa. Ninka ayaa horay uga shakisanaa in hooyadiis dhibaato kala kulanto xaaskiisa, taasoo keentay inuu guriga ku rakibo kaameerada CCTV-ga loo yaqaano si uu ula socda xaaskiisa sida ay hooyadiis oo waayeel ah ula dhaqanto, Booliska ayaa xabsiga dhigay Tallaadadii haweeneydaan dili rabtay sodohdeed, waxaana ay noqotay fadeexo iyo wajigabax. DAAWO SIDAY SODOHDEED U DILAYSO: https://youtu.be/Cbh03qqCwdc]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here