DAAWO WADDANI: SIDA MUUSE REERKII (DHULBAHANTE) SOMALILAND UGU GOBEYSNAA SHILIMO IYO SAWIR ULA TEGIMAYNO

0

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa si cad uga jawaabay socdaal fashil iyo guuldaro ku soo dhamaaday oo uu Musharaxa Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ugu dalxiis tegay goobihii taarikhiga ahaa ee Gobolka Sool, ayaa cadeeyey in aanay Sida Muuse Biixi aanay Reerkii Somaliland ugu gobeysnaa ee ugu wax bixinta badnaa ee Dhulbahante aan maanta shilimaan ula tagno oo ku soo sawiro, ee waxaan ula tegaynaa Guurtinimo, dhaqan iyo walaaltinimo. Shacabka Somaliland ayaa aad uga Xumaaday dalxiiska uu Muuse Biixi ku tegay TALEEX in xili dadkii iyo xoolihiiba ay abaari baabiisay, iyadoo shaashadaha laga daawaday dad mucaawimo doonayey oo la leeyahay sow kulmiye ma nihin. Sawirada dalxiiska ee farxada leh ee uu Muuse qalcadii Silsilad isaga qaaday waxaa ka mid ah sawirka hoose: Muuse xaga midig waxaa ka xiga Xildhibaan HANAD (Hargeysa) oo aqoon dheer u leh qabaailka iyo degaanka, dhanka bidix Maxamuud Xaashi iyo Cadaani. DAAWO WADDANI: https://youtu.be/lE7t08yAYjs]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here