DAAWO: Waqtiga Furashada Axsaabta Siyaasadda Puntland oo la kordhiyay

0

Dowladdu wali ma furan Xisbi iyadoo lagu eedeynayo inaysan ka go’nayn hirgalinta nidaamka Dimuqraadiyadda Puntland. Febreury, 2016 ayaa lagu dhawaaqay Guddigan, waxaana jira caqabado badan oo ka hortaagan in ¬†nidaamkaas uu ka hirgalo deegaanada Puntland, taasoo ay ugu horayso gaabis dhinaca dowladda ah.   Halkaan Ka Daawo:- https://youtu.be/Ug7X9wojEaw     Goojacade.com Garowe-Puntland Email:-Goojacadewebsite@gmail.com]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here