Daawo Warsaxaafadeed WADDANI oo xukuumada iyo Kulmiye ku eedeeyey arintii Gebilay

0

Warsaxaafadeed uu soo saaray Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayuu si kulul ugu eedeeyey xukuumada iyo Xisbiga Kulmiye inay ka dambeeyey arintii Gebilay ee astaanta WADDANI Eyga loogu xiray. Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Boobe Yuusuf Ducaale ayaa si aan kala hadh lahayn dusha uga maray Xukuumadda. DAAWO WARSAXAAFADEEDKA: https://youtu.be/oAiZMGz8uyk

Xigasho: xaysimo.com

]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here