Daawo Wasiir Xukumada Siilanyo oo gacan Sigaar ku haysta midna qaraxadii

0

Mid ka mid ah Wasiirada Xukuumada Siilaanyo ayaa shacabka Berbera iyo Somalilandba waanooyin u soo jeediyey, isagoo labadiisii gacmood midna Sigaar ku cabaya, midna qaraxadii uu ku shidanayey ku haysta. Wasiirka oo u muuqday inuu shirkadaha Sigaarka wax u xayeysiinayo, ayaa bulshada Somaliland iyo dhalinyarada daawan doontoba kala xishoon waayey inuu ka qariyo balwadan fooshaxun, ee dhalisa qaar ka mid ah cudurada aduunka ugu khatarsan sida Kanserka. Waxaan dhalinyarada daawan doonta ugu baaqaynaa in aanay ku dayan Wasiirka oo ka fogaadaan balwadan oo laga qaado xanuuno xun. Masuuliyiinta Soomaaliyeed ayey caado u tahay inay Bulshada horteeda la yimaadaan balwado aan loo baahnayn in dadka loo horseedo. DAAWO FADEEXADAN: https://youtu.be/uy5aIFFlZQ0]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here