WASIIR KA ARIMAHA GUDAHA EE PUNTLAND AXMED CILMI CISMAAN (AXMED KARAASH) OO BARYAHAAN BOOQASHO KU JOOGAY MARAYKANKA AYAA LA KULMAY SOOMAALIDA DAGAN MINNESOTA. Daawo Cawil Nuur Shire oo ka waramaya. https://youtu.be/RTiN07TB34A]]>
QORAALADII U DAMBEEYEY
Akhriso Gudiga Aaska Qaran ee Marxuum Cali Khaliif Galeyr
Raiisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay Gudiga Aaska Qaran ee Marxuum Cali Khaliif Galeyr oo maanta magaalada Jigjiga ku geeriyooday.